Daawo Muqaal: Xafladii Soo Dhaweynta Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed iyo Yasmiin Raygal Ee London & Khudbadii Uu Madasha Ka Jeediyay

Nov 24, 2014 London (SM) – Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI Laantiisa UK Ayaa Xaflada Soo Dhaweyn Ah Oo Si Heersare Ah Loo Soo Agaasimay U Sameeyay Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed iyo Maamulha guud ee Xafiiska Waddani Hargaysa maryo Yasmiin Raygal Wuxuuna Goobta Ka Jeediyay Gudoomiyuhu Khudbad Dheer Oo Taabanaysay Dhincayo Badan.