Daawo Sawiro…Aqoonyahan Aadan Cumar Maxamed oo shaaciyey inuu u sharaxan yahay Barlamaanka Somaliland Gobolka Sanaag, iyo taageero loo muujiyey…

IMG_6358

IMG_6439

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxa Xalayto oo Salaasa ahayd ka dhacay galbeedka London kulan balaadhan oo lagu tageerayo musharaxnimadda golaha Barlamaanka Somaliland ee Sanadka danbe ka dhacaya Insha Allah Somaliland. Aqoonyahan Aadan Cumar Maxamed (Bilaad) oo ka sharaxan gobolka Sanaag ayaa warbixin dheer oo ku saabsan waxqabadka uu qaban doono hadii uu ku guuleysto inuu ka mid noqdo barlamaanka Somaliland, Waxa kulanka ka soo qayb galay dadweyne reer Somaliland oo ka socday bulshada noocyadeeda kala duwan kuna boriyey musharaxnimadda Mudane Aadan soo bandhigay,Waxa dadweynihii kulanka joogay ay aad ugu amaaneen dedaalka uu mudane aadan ka dhex sameeyey shacabka reer Somaliland iyo wax qabad la taagan karo oo uu ka sameeyey gobolka Sanaag.

IMG_6436

IMG_6358FADLAN LA SOCO INSHA ALLAH  WARBIXIN MUQAALA DHAWAAN.

Salaanmedia/London

IMG_6448 IMG_6460 IMG_6458 IMG_6457 IMG_6456 IMG_6454 IMG_6453 IMG_6452 IMG_6451 IMG_6446 IMG_6445 IMG_6444 IMG_6443 IMG_6442 IMG_6441 IMG_6440 IMG_6439 IMG_6437 IMG_6436 IMG_6426 IMG_6420 IMG_6418 IMG_6414 IMG_6413 IMG_6412 IMG_6409 IMG_6408 IMG_6407 IMG_6403 IMG_6402 IMG_6400 IMG_6398 IMG_6386 IMG_6360 IMG_6348