Daawo…Xisbiga Waddani laantiisa Birmingham oo si adag u canbaareeyey guud ahaa falkii lagula kacay saxaafada

Xisbiga Waddani laantiisa Birmingham oo si adag u canbaareeyey guud ahaa falkii lagula kacay saxaafada madaxabanaan ee dalka Somaliland.
Waxa maanta war saxafadeed ku qabtay xarunta xisbiga Waddani ee Magaalada Birmingham masuuliin ka tirsan xisbiga Waddani Ambasador C/risaaq Miicaad ahna xubin ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga, Mudane Maxamed Cilmi Dheere oo isna ah xubin golaha dhexe ee xisbiga, Xildhibaan Maxamed Xusen Gaws ahna Xildhibaan u taagan doorashada Aqalka Wakiilada kana sharaxan gobolka Sool iyo Mudane Maxamed Xasan Gabay oo ah Fulinta Xisbiga Waddani UK.

Daawasho Wacan
.