Fadlan Caawi Nuur Miigane oo ku dhibaateysan dalka Masar, Alle ayaa ku caawinayee (Daawo sawirrada naxdinta badan)‏‏‎

Nuur Miigane Raage waa Oday Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kadib markii muddo Lix sano ah uu la xanuunsanayey Cudurka Kansalka ah.Nuur wuxuu ku dhashey gobalka awdal waana muwaadin reer awdal ah,

Nuur wuxuu dhaawaca soo gaaray iyadoy kaga daatey lugtiisa aysiidh waxayna markii danbe ku noqotey Kansal,Dhowr mar ayaa qaliin lagu sameeyey, hase yeeshee waxbo xaaladiisa waa laga qaban waayey, mana heysto caawimaad. Ma heysto kharash haddii uu aadi lahaa meel uu ka helayo cid daweyso.wuxuna ku jiraa xaalad ah dhimasho iyo nolol ,

Wuxuu ka codsanayaa ummadda Muslimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan in ay caawiyaan ciddii gacan ka geysan karto caafimaad dibadeed ama kaalmo kale noocay doontaba ha ahaatee ama wixii sadaq ula baxaya Ilaahay dartii.

Wuxuu idinka codsanayaa inaad soo caawisaan Una soo duceysaan , sidaa daraadeed walaalayaal marka aynu isku naxariisano ayuu ilaahayna inoo naxariisanayaa, Walaalayaal Ilaahay waxba uma waayin ee kuwa hantida iyo caafimaadka haysta ayaa lagu eegayaa siday ula dhaqmaan kuwooga baahan, ee aynu hoos u eegno inteena jilicsan si ilaahay daymo naxariisa inoogu eego.

Walaalyaasha musliimta ahow wixii aad taraysaan fadlan usoo dhiga xawaaladaha soomaliyeed, magaciisana iyo telifoonkiisana waakan hoos ku qoran:-

Magaciisa oo sadexan: Nuur Miigane Raage 00201146925818 ama labada qof ee dhaqtarka ku haya,

Muxiyadin Ibrahim 00201126175639
Shekh qaalib 00201113663721

123

Comments are closed