Gudomiyaha Xisbiga Waddani ee Garadag oo canbaareyey falkii lagu afduubay dhalinyaradii xisbiga waddani

Gudomiyaha Xisbiga Waddani ee garadag oo canbaareyey falkii lagu afduubay dhalinyaradii xisbiga waddani
1
 

waxaan halkan ka cambaaraynayaa xadhigii fawaaxishnimada aha ee lagula kacay dhalinyaradii reer garadag ee ka soo digarogatay xisbiga kulmiye kuna soo biiray xisbiga wadani, taa oo aanu u arno in xukuumadu kuwado cadaadis  dhalinyarada deegaankan.

hadaan idiin xasusiyo degaankani waxa uu ahaa kii hiil iyo hooba la garabtaagnaa xisbi xaakimka markii uu mucaradka ahaa abaalkoodiina waxa uu noqday in xabsi la gula kaco. wali lama arag xukun 12 saacadood lagu xukumo xadhig u dhexeeya 6 sano ilaa 9 sano isala maalintiina loola cararo mandheera loolana dhaaqmo sida argigixisada..
hadaanu nahay xisbiga wadani waaxaan kale oo aan camabaraynayaa ninka sheeganaya masuulka ( waa badhasaabka) ee media intuu soo fadhiisto oranaya garadag ayaa habar 90 jir ah la kufsaday oouga qiil dhiganaya falkii ka dhacay garadag mana jirto waa wax la ga xishoodo oo qof masuul ahi ka xishoodo. cabudhintan iyo cagojiglayn tani waatii ay ka caban jireen kulmiye  marki ay mucaridka ahaayeen hader waxanu leenahay waala gaaray xiligii aad tegi lahaydeen shacabkuna waa idiinka dharag sanyiiin dalkuna isbadal ayuu u baahan yahay
 
Abdi daahir Yusuf
xisbiga wadani garadag