GUDOOMIHII hore ee xisbiga wadani laantiisa Seattle Washington oo xilkii si rasmiya ugu wareejiyay gudoomiyaha cusub ee laanta Seattle Washington DR ABDI FARAH GIIRE

IMG_4061

GUDOOMIHII hore ee xisbiga wadani laantiisa Seattle Washington oo xilkii si rasmiya ugu wareejiyay gudoomiyaha cusub ee laanta Seattle Washington DR ABDI FARAH GIIRE
Maalmo yar ka hor bay ahay markii Gudoomiyihii xisbiga wadani laantiisa Seattle Washington Alibashir Ahmed Jama. uu xilkii ka dagay. Xaflad wayn oo si fiican loo soo agaasimay ayuu xilkii si rasmiya ugu wareejiyay gudoomiyaha cusub ee laanta ABDI FARAH GIIRE
Waxaana halkaa hadalo gooban oo dardaarana ka jeediyay Gudoomiyihii hore iyo xubno ka mida madaxda xisbiga ee heer qaran iyo heer gobolba

Waddani Media/USA