Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh oo Hambalyo u Dirtay Ganacastadda Suuqa Gobonimo Oo Ku Biiray Xisbiga Ucid

unnamed (1)

Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh oo Hambalyo  iyo Boggaadin u diraysa   Ganacastadda Suuqa Gobonimo Oo Ku Biiray Xisbiga Ucid  . Gudoomiye Saynab ayaa waxay kale oo ay ka hadashay sida xisbiga ucid ugu sii xogaysanayo Gobolada Somaliland , sidaa waxay ku shegtay qoraal gaban oo ay na soo gaadhsisay Marwo Saynab waxa kale oo sheegatay inay ku jrto dhismahii Qarada Yurub sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta Buuxda ee ka dhaxaysa Lamaha Yurub  waxa kale  oo ugu  hambalysay dhamaan Qarada Yurub oo imika sii xogaysanaysa  tageerada ay u  hayaan xisbiga Ucid  ugana baaqday dhamaan in ay si xojiyaan xiriirka ka dhaxeeya dhamaan lamaha xisbiga Ucid.

 

Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaji Gaydh