Gudoomiyaha Golaha Wakilada Ahna Guduumiyaha Xisbiga WADDANI Waxa uu Tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelka dadkii ku dhintay Hargeysa iyo Burco oo ahaa shacab aan hubaysnayn oo fikirkooda ku taageeraya Golaha shacabka ee Wakiilada oo xukuumadda Kulmiye isku dayday inay Inqilaabto.

Xisbiga WADDANI
DAAWO”GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA IYO XISBIGA WADDANI CABDIRAXMAAN CIRO OO WARBAAHINTU SU,AALO KU BOOBTAY MAANTA KADIB MARKII KALFADHIGII LAGU ANSIXIN LAHAA XUBNAHA KOMINSHANKA DOORASHOYINKA BAAQSADAY
 

Date: 15/11/2014


إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
“وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُور “
 
Gudoomiyaha Golaha Wakilada Ahna Guduumiyaha Xisbiga WADDANI Waxa uu  Tacsi tiiraanyo leh udirayaa ehelka dadkii ku dhintay Hargeysa iyo Burco oo ahaa shacab aan hubaysnayn oo fikirkooda ku taageeraya Golaha shacabka ee Wakiilada oo xukuumadda Kulmiye isku dayday inay Inqilaabto.
Dhiigaas ku daatay waxaa masuuliyadiisa leh Xukuumadda Kulmiye ee Heshiiskii Guurtida ka baxday ee aan wadanka amnigiisa iyo horumarkiisa aan u-tudheen. 




Waxaana ay Eebe uga baryayna innu ja’nadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteenna samir iyo iimaan inaga siyo.

Aamiin                                            Aamin                                            Aamin




Md . Cabdiraxman Maxamed  Cabdilaahi (Cirro)
Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI