Habacsanida Shacabka Burco iyo Hadimooyinka Shirkada Laydhka HECO

Habacsanida Shacabka Burco iyo Hadimooyinka Shirkada Laydhka HECO

unnamed

Habacsanida shacbiga burco iyo hadimooyinka shirkada laydhka ee waxaa inoo socday qormadii aan kaga hadlaynay shirkada oo ah dulmiga ay shacabka ku hayso tashacbiga marka laga yimaado waxaan arkay shaqaalaha shirkada oo tacadi lagula kacayo nin shaqaalaha kamida oo laleeyahay waxaa uu xaday laydh taasina maaha wax shaqaalahu geeyaan shaqaalaha shirkada waxaan ugu baaqaynaa inay iskaga tagaan maadaama aan lagu tix galinay shqadooda.

Waxaana aad ugu mahadnaqayaa intii shaqada iskaga tagtay waxaad arkaysaa waxyaalo badheedh ah oo ay ku kacayso shirkadu hadaan qodobo kasoo qaato waxaa soo siyaadaysa in qofkii guriga kaguuray lacagtiisii noo keeen taasinawaa dulmi cadaana in magaaladasadex meelood marka lagadhigo 3meelood meel dablaahadahay dabkana looga jarayo lacag aad uyar oo illaa20$illaa15$ taasina waa fal aad uxun shacbiga waxaan ugu baaqayaa in ay leelaydhkale imanayo iska xidhaan solarka wax kasta oo ay kaga fogaanayaan shirkadaas waa inay sameeyaan ahaan mayso sidaa waxa {illaahay} keenidoonaa nasri ay kunastaa shacabku waxaad arkaysaa wadooyinkii oo madoob waxaana ku tilmaami karaa shilinka qaado mooyee hadanayn gobolka arki maysid horumarinta wadanka meel aykaga jirto wadanka waxaad arkay shirkada telesom iyo somtel iyo shirkado maalka shanaya wadanka ayaad arkaysaa laakiin tani waxay taqaanaa shilin keeda
waxaanugu baaqayaa xukumada somaliland oo aytahay shaqadii loo igmaday inay kasoo gaadhaan shacbiga oo ah shacbigii doortay shicibkoo dareenkoodu kujiro dawlada.

iyadoo mudooyinkii ugu danbeeyey tacadiigii shirkadu ay kula kacday dadka danyartaa ah iyadoo cidina udaneenayn
shacbiga marlabaad iyo marsadexaadba waxaanugu baaqayaa guntiga dhiisha iskaga dhigaan oo ay iska celiyaan shirkada sidii shacbiga hore looga bartay inay yihiiinshacbi neceb gumaysiga way noo socon doontaa qormadani sidii aan horaba idinku balan qaaday markasta waxaan diyaar u ahay baraarujinta shacabka reer burco waxaan idinku boorinayaa reer kiii ama meheradii dabka laga jaro in aad so qaadataan solar si aan idinkugu xidhno si mutadawacnimaa waxaa qarmadan qoray.

W/Q: Cabdi Sugaal Jibriil
Burco/Somaliland
csugaal@gmail.com