Hamabalyo Aroos wacan, Dr,sami sh.cumar xaaji muuse iyo faadumo ibraahim oo ka dhacay arooskoodu Dalka Kuwait

hambalyo aroos2Hamablayoo Aroos  wacan Dhamaan reer Sh Cumer Xaaji Muse iyo Hooyo Sureer Cabdillaahi Maxamoud ,

waxay  u dirayaan hambalyada arooska walaalkayo oo nagu qaaliya

                                          

                       Dr.Sami Sh Cumer Xaaji Muse            Iyo             Xaaskiisa Fadumo Ibrahim

 

 

 
hambalyo guur

Xalay arooskoodi Ka dhacay Kuwait waxaan Allaah Oga baryayna aroos wacan iyo ubad khair qabaa Aamiin