Hambalyo Daawo sawiro……Meher la isku arkay oo London ka dhacay…Khaalid Abiib Faarax iyo Sagal Faysal Cali HAMBALYO

Hambalyo Meherka Khaalid Abiib Faarax iyo Sagal Faysal Cali oo Meherkoodu London ka dhacay maanta 9.11.14. Meherka oo ahaa mid aad looga soo qayb galeen. Odayaal,Mujaahidiin,dhalinyaro iyo Aqoonyahan. Meherka ayaa ahaa mid dad badani aad usoo buux dhaafiyeen, markii meherku dhacay kadib ayaa aad loo kaftamaayey iyo Hambalyeyne Caruuska loo hambalyeynaayey.Waxa kale oo meherka goob-joog ka ahaa Muj Axmed Mir,Aqoonyahan Axmed Sheel iyo qaarkale oo badan…

Salaanmedia meelkasta oo ay joogaan waxay Khaalid Abiib Faarax iyo Sagal Faysal Cali u rajeynayaan inay noqdaan labadii isku raaga ubad khayr qabana kala hela.Amiin   Amiin  Amiin..IMG_9452

IMG_9412 IMG_9414 IMG_9415 IMG_9416 IMG_9418 IMG_9419 IMG_9424 IMG_9425 IMG_9426 IMG_9428 IMG_9431 IMG_9434 IMG_9435 IMG_9437 IMG_9438 IMG_9440 IMG_9442 IMG_9443 IMG_9445 IMG_9446 IMG_9448 IMG_9449 IMG_9450 IMG_9451 IMG_9452 IMG_9453 IMG_9455 IMG_9456 IMG_9457 IMG_9458 IMG_9459 IMG_9461 IMG_9462 IMG_9465 IMG_9466 IMG_9467