Hambalyo xisbiga Ucid Finland udirayo masuuliyiinta cusub ee xilalka loo magaacaabey gobolka togdheer….

Hambalyo xisbiga Ucid finland udirayo masuuliyiinta cusub ee xilalka loo magaacaabey gobolka togdheer….

ucid NEW
Dhaman saraakiisha sar sare ee xisbiga ucid finland waxay hambalyo udirayaan xubnaha masuuliyiinta xisbiga ucid ee gobolka togdheer loo magacaabey
dhawaan, xubnahaasi oo gaadhaya ilaa labaataneeyo wa xubno koru kaca xisbiga ee gobolka togdheer wax badan ka tari doona in shaa allah waxaa xubno firfircoon oo ubadan dhalinyaro, xubnahaas waxaanu leenahay ilaahay xilka haydiin fududeyo , hamigiinana alle haydiin rumeeyo

Xisbiga ucid gudo iyo dibada wuu idin soo dhaweynayaa , wanan idin garab taaganahay hadaanu nahay laanta finland.

Waxan umda togdheer iyo magalada madaxda burco usoo jeedinaynaa xisbiga ucid in la taageero oo lagu taageero isbadal , sidaanu ognahay xisbiyada kale waa xisbiyo madaxdooda iyo horboodayaashoodu 20 sano ina hortaagnaa ictiraaf iyo horumar ma keeni karaan , hadii aanu isku badalno marba marka kale iyagii uunbaa ina hortaan kii kulmiye shalay ka qeylinayey haduu wadani maanta yimaado maxaa is badaly.

markaa waxaanu Umada somalilan waliba khaastan dhalinyarada waxaan usoo jeedineynaa waa markiinii waxaad doorataan xisbiga dhalinyardu hogaamiso ee dhaliyarada hormoodka ka tahay.

musharaxa mdaxweyne iyo ku xigeenkiisuba waa niman dhalinyara ka fayow qabyaalad , waxay soo arkeen caalamka iyo sida lagu horumarey
doorta ayaanu idiin soo jeedineynaa

wee need change wee need change wee need change

 

Xisbiga ucid laanta finland

helsinki /office