HAMBALYO..Yusuf Ahmed Ismail (Ina Madoobe) iyo Sahra Ali Faalito oo meherkoodii iyo arooskoodiiba ka dhacay shalay Sheraton hotel ee magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax..Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Negi Guulloow Ka Yeel…

Hambalyo Meher…Cabdilaahi Ismacil Cabdii iyo Xamda Cabdilaahi Xasan beeksi oo arooskoodu ka dhacay Hargaysa

Dhamaan madaxda, xubnaha, taageeroyaasha iyo guud ahaan  bahweynta xisbiga Cadaalada iyo daryeel ee UCID iyo  asxaab kale oo tiro badani waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Yusuf Ahmed Ismail (Ina Madoobe) iyo Sahra Ali Faalito oo meherkoodii iyo arooskoodiiba ka dhacay shalay Sheraton hotel ee magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti.

 Reerka aad yagleesheen insha Allah ha noqdo

Reerkii lagu nastee lagu nagaado, wada jiree nabad gala Aamiiin Aamiin.

 

HAMBALYO HAMBALYO