Inqilaabkii Barlamaanka Somaliland oo fashilmay ,ka dib markii Xaaji Cabdi Waraabe gudaha u galay in aan lagu dhaqaaqin arin keeni kara dhibaato…

 

1965478_665318160253514_3813745088627823048_o 10712653_665318163586847_8252078036860909819_o

Inqilaabkii Barlamaanka Somaliland oo fashilmay ,ka dib markii Xaaji Cabdi Waraabe gudaha u galay in aan lagu dhaqaaqin arin keeni kara dhibaato. Xaaji Cabdi Waraabe  ayaa u sheegay Xildhiaano tiro yar oo kooramkii u buuxsami waayey ay gudaha ugu jiraan Xarunta barlamaanka inay dibada uga soo baxaan, Wararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan in xildhibaanadii dibada losoo saaray uuna ku guuleystay Xaji Cabdi Waraabe.Dhinaca kale waxa jira xildhibaano kasoo hor jeeda Inqilaabka oo xabsiga loo taxaabay. Gudoomiye Ciro  iyo xildhibaanadii waxa ay joogaan Impireal Hotel

Salaanmedia/Hargaysa