Kulmiyaw Biyo Iskaga Dar Ayaa Laga Hayaa Cabdiraxmaan Cirro Aiguna Waxaan Kudarayaa Muusaw Xagaad Haysatay

maqaal

Waxa aynu Maalman media ka maqlaynay hadalo iyo weedho is khilaafsan oo ka soo burqanaayay Afka Masuuliyiinta Xukumada iyo hogaanaka Xisbiga Taagta Daran ee Kumiye 

waxaanad moodaysay inaanay qaarkood laba socon Xaalada ay marayso Taageetradoodii Shacabka goortii ay lumiyeen 
Iyadoo aad moodaysay in qaarkoodna aanay warbaahinta la soconin ama aanay daawan muuqaalada ay warbaahintu soo tebinayso
Hadaba anigu wakhti ku lumin maayo Wasiirada Shaqadoodii gudan waayay ee naf la caaridka ahe waxaan doonayaa inaan Hogaanka Xisbiga Magac ku Muxaafidkaa ee Kumiye aan aan xasuusiyo 
Hadhaagooda oo aynu shalay ogayn in aanay waxba gacanta ugu jirin oo suuqa laga madnoocay in sawirka Muuse Biixi Lagu arko ayaa waxa uu yidhi waxaan Xisbiga ka saaray Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Markaa waxaan leeyahay Muusaw Xagaad haysatay waaba ok inaad cid xibiga ka saartaaye
Sidoo kale Waxaan leeyahay Qoladan kulmiye waar Warka been abuurka ah uu Cabdiraxmaan Cirro Shanta jeer beeniyay maxaa kaga luuqaynasaan ma wax kalaa waydeen taasna waxaan leeyahay waa halka Cabdiraxmaan Cirro e Bahasha Biyo Iskaga Darra
By Sacad Cali Kaahin Raamalay Sacad plucky
Qalin Ku Difaac Group