MADAX QABIILIYA+WASIIR NACASA+MAAYAR DOQONA

gabay

6 / 11 / 2014
Madax qabiiliya + wasiir doqona +
Maayar nacasa + askari-jaahila
——— ————- —————
Waa keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib
Waxa aan la yaabanay guryahan
Dawladda ee reerka uu ka soo jeedo
Madax weynuhu loo qay binayo.
Ma distoorkaa sidaa dhigaya ?
Kordhiye. Saaxiib saaka halkii ugu habboonayd
Inaad wax iga wey diiso ayaad abbaartay.
Haddaan kaaga jawaabo.
Markii hore way yara ladnayd jeegag lacaga
Ayaa laysu qarin jiray. Oo waa la is yara basrin jiray.
Immika waa la caddaystay .
Markii la arkay inay xukuumaddi fashilan-tay.
Dibnna aan loo soo dooranayn .
Waxa ay ku heshiiyeen reerkaa isaga ihi
Inay hantidii qaranka boobaan .
Waxaana sii dhiirinaa-ya wasiir doqona oo ka
Masuula guryaha iyo maayar nacasa oo laleeyahay
Wareeji gurigaa dabeed iyagana fara guud kood
Wax loo saarayo.
Waxaanay aad usii boobaan markay shaashadda
Ka arkaan taageera yaashii kulmiye oo si is daba jooga ugasii qulqulaya.
Laakiin waxba ha ka soo qaadin .
Xisaabi xil male ayaa ka danbaysa iyo xadhig.

Mahadna (ALLAA ) iskale
Guuleed liibaan( caynabo )