Mayarka Burco Maxamed Murad oo Feexadi weyn kala kulantay Jaaliyada Norway Reer Burco iyo kulankii shalay grond land oslo oo cidiba kasoo xadiri wayday.

Mayarka Burco Maxamed Murad oo Feexadi weyn kala kulantay Jaaliyada Norway Reer Burco iyo kulankii shalay grond land oslo oo cidiba kasoo xadiri wayday.

unnamed

Marka hore waxaan u mahaad naqayaa Jaaliyada Norway Ee Burco sida fiinta uga qaayliyay musuqmasaqa xad_ dhaafay ee aay ku kaceen Mayorka iyo ku xigeenkiisu ee caasimmada Labad Jamuuryada Somaliland ee Burco, dadweynaha oo aay muuqato inaay ka dhiidhiyeen haanti lunsiga iyo hanti boobka aay labadan bilaa aqoonta ihi aay kula kaceen caasimadii Labad Burco Jamuuryada Somaliland.
Mayarka iyo kuxigeenkisa ayaa waxaay markiiba ku kaceen inaay hantidii dadka iyo budget kii dawladda hoose oo millions $$$ USD Dollares ah bilaabay iyagoo aan 1% boqolkiiba hal ka qaban haawlahii aay shacabka xorta ah ee casimmada labad Burco aanay ku, qaban sababtii aay cashuurta ku bixiyeen, iyadoo ay durba bilaabeen inaay lacag badan accoonada dibbada ah dhigtaan, waxaannay guryo ka dhisteen, oo iminka farta lagu hayaa guri dabaqa oo hargeysa Mayarkuxigenka looga dhiisayo ambasadoor agtiisa oo ku kacaya 200.000 dolar iyo guri hada dhamaaday oo maayarka burco looga dhiisayo beerta ayanle cali khayre oo dhamaada ah ku kacaya 180.00 dolar iyo berked iyo guri laba gun ah oo qiimaha isku yihin 46.000 dolar
haddaba musuqmasaqa caaynkan ah ee bilaa xadka oo ay ogtahay dawlada dheexe oo u sura galisay inay ibiyan goolihi sheikh bashiir kubada lagu ciyaari jiray oo ah siyen 1.500.000 Dolar oo an misaaniyada lagu darin an accon lagu shubin .waxay ka bixiyen wado shirkada cumani dhiistay oo 3km 800m lacagta ay siyen waa 425.00 Dolar weeye .waxaa iswaydiin leh meday lacagta intii kale .xagu ku danbeeyay labadii garoon dhagax dhiigen .ilaa hadda waxaa an la kenin xisaab xidh .lacagta la lunsaday waa 540.000 dolar oo guryaha lagu dhiistay .waxaa ayan dara in dawladu ay dawanayso musuqmasaqa cadanka an .dawladi hore joogtay ka sura galin.maxaa ka hor tagan hantidhawrka ? iyo wasirka arimaha gudaha? Maxaa ka hor tagan wasirka hawlaha guud oo warqada ogaalanshaha qoray.inu la xisaabtamo.
Waxaa hadaba maqaalkan igu kalifay ka dib anigo laba sano burco joogay.haddana jooga Norway .goob joogna ka ahaa fadeexadi ku dhcadya shalay mayarka burco. xogagaal u ah musuqmasaqa ay ku kacen guddida fulinta dawlada hoose burco ayaa .waxaa iga farxiiyay una mahadnaqaya in jaaliyada Reer Burco Oslo Norway bay shalay shirkii maayarka la lahaa cidu u iman wayday .maayarka Burco oo Norway jooga uu ka wayay soo dhawayn jaaliyada Norway gaar ahaan kuwa burco diday inay la kulman .waxaana la kulmay fadeexad weyn .markii guddidi jaaliyada iyo reer burco u iman
wayen.ka dib uu la kulmay guri ku yala oslo reerka hoose ka soo jeedo lona sheegay in yahay nin burco baabiyay musuqmasaq afeeyay ,waxna anu qaban .suaala badan la waydiiyay oo jawaab u wayay.

Waxaa ay garten Jaaliyada Norway Burco ayay dawlada manta joogta garan wayday inay joojiso musuqmasaqa badheedhka.

Dalkan Norway ayay imaaden mayara hore sii fiican loo soo dhaweeyay wayse mudnaayen iyagau ,balse maayarka burco waxaa uu helay Camalkiisi oo safarkii maanta u bixina wadankii ayaa dhalinyara isku reer yihin oo ay qaday cadifad qabyaladeed yidhaahden joog hedhelka annaga ka bixinayna shir danbana ku qabanayna..

Maxamed Cali Farax
Oslo.Norway 

maxamedcali26@yahoo.co.uk