Mooshin Quutii Waxaa Bedelay Jawaab Quute Yaal

XOOG

Waxa Cabdiraxmaan Xoog Laga hayaa Mooshin Quuteyaal ayaa jira aniguna maanta waxaan leeyahay waxa soobaxay Jawaab quuteyaal waxa maalin dhawayd si aan la arag oo la maqal magaalada berbera loogu soodhaweeyay Masuuliyiinta Xisbiga Waddani oo uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga Muadane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro halkaas oo sodhawayn balaadhan iyo weliba kusoo biiritaan ay isugu dareen waxana si caama ay ugu biiriin shacabka reer berbera Xisbiga Waddani ooasal ahaan kasoo jeeda Gobolka Saaxil

Hadaba iyada oo ay guusha meeshaa ka dhacday ay ahayd mid aan idhaha laga qarsan karin ayaa waxa ayukumada Taagta darani soo abaabushaykoox aan anigu ugu magac daran Jawaab Quute Yaal oo intay Tvga Isaso taagaan kolaba odhanaaya hebel ayaan mushaaxnimadiisa taageersanahay adeer qoladaas Reer Berbera Sheeganaysaa Waxaba kama tihidin Magaalada ee ninkan lafihiisa u cadiban hasii waalina Codna uma haysaan

Yarka Haamaha Shidaalka Jooga ee Naanaysta lehna waxaan leeyhay walaahi Fartaad dhexda ka Qaniin doontaa hadaanad joojin dhawaaqayadan faraha badan oo aad cagaha dhigan waydo sidoo kale miyaad weligiin aragteen Shaaqale Dwaladeed oo Media kaleh waxaanu ku biirnay xisbi hebel walee waa yaab tan o kale maanu arag

Hadaba guntii iyo ebogebadii waxaan kusoo af meerayaa maqaalkan Nin Daad Qaaday

Sacad plucky