Ogaysiis Dhamaanba Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka NORWAY Gaar Ahaan Magalda Oslo Iyo Nawaaxigeeda Bari Iyo Kulanka maayarka BURCO

OGEYSIIS

Ogaysiis Dhamaanba Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka NORWAY Gaar Ahaan Magalda Oslo Iyo Nawaaxigeeda Bari Iyo Kulanka maayarka BURCO

waxaanu Ogaysiinaynaa In Malinta Bari Ah Oo Taariikhdu Tahay 08/11/2014 Sabti Inuu Maayaraka Magalada BURCO Md Maxamed Muraas U La Shiri Doono Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka Norway

Goobta Iyo Meesha Wakhtiga Waa Post Gronland Dusheeda Hoolkii Shirarka Lagu Qaban Jiray Saacdu Waa 18:00 pm til 21:00 Pm Hadab fadlan wakhtiga Ilaali Wixii faah Faahina Kala Xidhiidh Taleefoonada Hoos Ku Qoran

0047 45555 266 Ama

0047 4613 2387

Ama

0047 4099 2893

Waad Mahdsantuhiin Wabilaahi Tawfiiq