OGAYSIIS jaaliyada somaliland ee BRISTOL -UK . Habeenka WEEDHSAME iyo Bristol uk


unnamed

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

OGAYSIIS dhamaan jaaliyada somaliland ee ku nool magaalada BRISTOL UK waxaa la ogaysiinayaa in Abwaanka caanka ah ee Xasan Daahir Ismaaciil WEEDHSAME. uu imanaayo maalinta sabtida ah ee taariikhdu tahay 15/11/2014. habada mudanayaal iyo marwooyin sidaa iyo kasoo qayb gal wacan dhamaantiinba inshalah

goobta ay munaasibadan kadhacayso waa sidan hoos ku qoran

GREEN HAAL LOWER ASHLEY ROAD
BRISTOL BS5 OYL.

WAKHTIGU WAA 5:00 – 11:00 pm.

wixii intaasi dheer kala xidhiidh gudida qaban qaabada hawshan.

1: siciid xuseen. 07940535539

2: marwo Ruqiya cabdi 07944105884

3: hanad yaasin 07824427469

4: cabdilaahi mahabe. 07405624920