Ogeysiis…Dhamaan waxaa la ogeysinayaa Garabka Haweenka ee TALO IYO TAWFIIQ (HABAR-YOONIS) inay kasoo qayb galaan shirweyne balaadhan oo lagu qabanaayo Magaaladda London

Asalamu calaykum,

images

 

Dhamaan waxaa la ogeysinayaa Garabka Haweenka ee TALO IYO TAWFIIQ (HABAR-YOONIS)  inay kasoo qayb galaan shirweyne balaadhan oo lagu qabanaayo Magaaladda London, Waxa si xurmo badani ku dheehan tahay looga codsanayaa  inay kulanka oo aad u muhiima kasoo qayb galaan ,Kulanka oo lagaga arinsanaayo Hawlo badan oo ku saabsan isku xidhka iyo horumarka reerka dhinac walba.

Fadlan ogow shirkani waxa uu gaar u yahay HAWEENKA oo kaligay. 

Wakhtiga 6:00 Fiidnimo to 11:00 Habeenimo

 Saturday (Sabti) 8/11/14

Cinwaanka Shirka…

Address, Estate office 187 Pentonville road London N1 9nz near King’s Cross Station

fadlan ka qayb qaado fun raising kuna  soo talla gal. 

Wakhtigana dhowr

Kala soo xidhiidh Wixii Macluumaada Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Talo iyo Tawfiiq

 

Faysa Faarax Suusle

07903832536.

Unknown

IMG_10601