Wararka Maata Somaliland iyo Somalia..

Wararka Maata Somaliland

maqaal
· Dadka la heyb sooco ee Somaliland oo cabanaya:

Qaar ka mid ah madax dhaqameedka iyo waxgaradka dadka la hayb sooco ee Somaliland ayaa ugu baaqay baarlamaanka in uu isbedel ku sameeyo xeerarka doorashooyinka ee hor yaalla oo kuraas koota ah loo sameeyo.Dadka la hayb sooco ee Somaliland ayaanan xubno ku lahayn golayaasha deegaanada iyo golaha wakiilada ee la soo doortay.
Suldaan Naasir Suladaan Cabdi Ismaaciil waxa uu ka mid yahay madax dhaqameedka dadka la hayb sooco. Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige ayaa wareystay, wuxuuna ugu horeyn weydiiyay waxa ay ka cabanayaan.

· Mogadishu iyo Maant
Mooshin ka dhanka ah Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta loo gudbiyay baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan C/naasir Gaarane oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa wuxuu sheegay in 140 xildhibaan ay saxiixeen mooshinka kalsoonidda looga noqonayo ra’iisul-wasaaraha.

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa sida uu sharcigu dhigayo waxaa laga filayaa inay mooshinkan hor-keenaan baarlamaanka si cod loogu qaadayo.Xidlhibaannadan ayaa taageersan madaxweynaha Soomaaliya oo khilaaf weyn uu kala dhaxeeyo Ra’iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh.Mooshinkan ayaa muujiyana in khilaafka labada mas’uul u dhaxeeya la xalin waayay, isla markaana la filayo in baarlamaanku uu kala saaro.
· Somaliland newspaper owner and editor jailed for three years:

 

A newspaper owner in Somaliland and his editor-in-chief have been given three-year prison sentences on charges of spreading false information and defaming government officials.
Yusuf Abdi Gabobe, owner of the Somali-language paper, Haatuf, and editor Ahmed Ali Egeh were also fined 25 million shillings (£2,350) each.

The publishing licence of Haatuf and its English-language stablemate, the Somaliland Times, was revoked. In fact, Haatuf’s publication was suspended in April after it published reports about alleged embezzlement by the energy and interior ministers.

Gabobe was arrested earlier this month, but Egeh is reported to have gone into hiding.

Journalists, human rights groups and the leaders of the opposition Justice and Welfare Party have criticised the sentences. Mohamed-Rashid Muhumed Farah, secretary general of the Somaliland Journalists Association, called it “the worst sentence against the Somaliland media.”

Clea Kahn-Sriber, who heads the Africa desk of the press freedom watchdog, Reporters without Borders, said: “This is a witch-hunt against journalists who just did their duty to report the news.

“The authorities are breaking their own laws by giving these journalists jail terms because press offences are no longer punishable by imprisonment.

By: Abdirahman Ismail
BUUNI