Waxaan cadaynayaa anigoo ah garad cabdiqani maxamed cabdilahi inaan utaganahay musharaxnimada golaha wakilada ee somaliland sanadka sosocda

unnamed

dhamaan waxaan salamayaa shacabwaynaha somaliland

sigaraa waxaan usalamaya saxafada madaxa banan

maarkaan sameyay lataashii dhinaacyo badaan qataay markaan wakhti badaan iswaydinaay odayaal dhalinyaro haween iyo aqonyahano waxaan isla garanaay inay ku haboontahay inan waakhtigaan xadirkaa lagu dhawaqo lana mujiyo hanka iyo himilada la hiigsanayo

hadaba waxaan cadaynayaa anigoo ah garad cabdiqani maxamed cabdilahi
inaan utaganahay musharaxnimada golaha wakilada ee somaliland sanadka sosocda ee aynu rajaynayno inay ino qabsonto dorasho xor iyo xalala oo dalka ka qabsontaa insha laahu

waxaan kaloon ku kaalsonahay gobolkaan kaso jeedo oo aah gobool tariikh waayn kuleeh somaliland wa gobolki gobanimada dhalaay wa toogdheer waxaan aad ugu faraxsanahay inan ka heli dono coodka ugu badaan ee lasiyo qoof muwadinaa wa daad anu aad isu jecelnahay oo aan marnaba qalbigayga ka bixii waxaan ku leyahaay eheel iyo asxaab aan la qiyasi kariin waxanan ino rajaynaya guuul iyo gobanimo waartaa
alee mahaad leeeh

garaad cabdiqani maxamed cabdilahi