DAAWO MUQAAL.. Dhaawac Culculus Oo Soo Gaadhay Xubno Kamida Ururka Suxuufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Kadib Shil Baabuur Oo Ay Galeen.

Dec 26, 2014 Berbera (SM) – Xubno Kamida Ururka Suxuufiyiinta Somaliland Ee SOLJA Oo Dhaawac Culusi Kasoo Gaadhay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Berbera.