Daawo Muqaal…Kulankii Beelweynta Arab ee London tageero ay u muujiyeen Waddani iyo Cabdiqaadir Jirde oo hogaaminaayey…

IMG_8716

 

IMG_8686Kulan balaadhan oo xalayto lagu qabtay  Nomad Restuarent ee Galbeedka London kana soo qaybgaleen,Aqoonayahanka. 

Dhalinyaradda,Haweenka beelweynta Arab ee ku nool dalkan Ingiriiska oo uu ku wehelinaayey siyaasiga Weyn ee Cabdiqaadir Jirde ayaa kulankooda waxa ay si buuxda u taageereen isna bar-bar istaagayaan Xisbiga Waddani, Kulaanka oo aad looga hadlay ayaa waxa lagu balamay in dhawaan uu kulan balaadhani ka dhici doono Somaliland laguna dhameystiraayo wixii dhaiman. Cabdiqaadir Jirde waxa dhamaan dadkii kasoo qayb galay ay aad u tageersanaayey in uu Mudane Cabdiqaadir Jirde gadhwadeen ka yahay kulankan iyo kulamada danbe ee Soo socdaba.

IMG_8698

 Lasoco warbixin dheeraada Insha Allah dhawaan.

Salaanmedia/London

IMG_8686 IMG_8687 IMG_8689 IMG_8690 IMG_8694 IMG_8695 IMG_8696 IMG_8697 IMG_8698 IMG_8699 IMG_8701 IMG_8702 IMG_8703 IMG_8704 IMG_8705 IMG_8706 IMG_8707 IMG_8708 IMG_8710 IMG_8711 IMG_8712 IMG_8713 IMG_8714 IMG_8715 IMG_8716 IMG_8717 IMG_8718 IMG_8719 IMG_8720 IMG_8721 IMG_8722 IMG_8724 IMG_8725 IMG_8726 IMG_8727 IMG_8728 IMG_8729 IMG_8730 IMG_8731