Daawo Siyaasi Gudoomiye Abdirizaq Afqaraf oo ka faalonaya Shirkii Jibuuti

Waxaan halkan idinku so gudbinaya video kooban oo aan ka diyaariyey wadahadalkii ka dhacay Jibuuti
ee ku kulmeen labada madaxeyne iyo madaxweynaha jibuuti iyo xaalada dalkeeni yahay maanta.

abdirizaq Afqaraf
Gudoomiyaha Gudida ictiraafradinta Iskandanavinaka
Copenhagen Denmark