War deg-dega… Madaxda Somaliya iyo Somaliland oo isku afgartay qodobo dhowr ah (Akhriso Bayaanka)

 

Waxaa maanta Magaalada Djibouti lagu soo gaba gabeeyay wada hadalo muddo labimagea maalmood qaatay, oo u dhaxeeyay Madaxda Somaliya iyo Somaliland, iyadoo uu kulamadaasi soo qaban qaabiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

Kulamada waxaa ka qaybgalay xubno ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Dowladda Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

Kulamadaan oo goor dhow lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Djibouti, ayaa waxaa si wada jir ah Saxaafada ula hadlay dhinacyadii matalaayay labada garab, waxayna ka soo saareen dhowr qodobo oo ay isku waafaqeen.

Qodobada lagu heshiiyay

image