Wiil 3 Sano jir ah oo lagu sheegay Wiilka ugu Caqliga badan maskax ahaan Dunida(Bal Daawo Yaabka uu dhigay)

Aadarash George waa wiil yar oo 3 sano jir ah wuxuuna Saqiirkaan maskax ahaan kor ka xafiday oo uu kala sheegi karaa magacyada siyaasiinta ugu caansan Dunida iyo sidoo kale Caasimadaha wadamo badan oo ay adag tahay in la xafido .

http://youtu.be/e6EPhXsYD6Q

Wiilkaan yar oo u dhashay dalka India aabihiis Mr.George waxa uu sheegay in uu mucjisadaan ku arkay isaga oo ka sii yar da´daan balse waxaa loo soo iibiyay buugaag ay ku qoran yihiin magacyada siyaasiinta Caalamka iyo caasimadaha.

Salaanmedia/London