DAAWO MUQAAL..Qaban Qaabada Xaflada Caleemo Saarka Garaad C/Risaaq Garaad Soofe Oo Ka Socota Buuhoodle.

Jan 12, 2014 Buuhoodle (SM) – Qaban Qaabada Xaflada Caleemo Saarka Garaad C/Risaaq Garaad Soofe Oo Ka Socota Buuhoodle, Xafladaas Oo Ku Beegan 15-ka Bishan Aynu Ku Jirno.