Daawo Muqaal….Sheekadii Gabadhii tolkeed burburka ka badbaadisay

Waa qayb ka mida Sheeko uu Allah Quraanka kaga sheekeeyay oo ku saabsan gabadh dadkeeda iyo nafteedaba guul ku hogaamisay. Waa mid uu u baahanyahay qof kasta uu xil gogaaminimo saaran yahay