Daawo Muuqaal ahaan :Qaabkii lagu dilay Amedy Coulibaly oo kamid ahaa Ragii Weerarka ka geestay Paris

Ameyd Coulibaly waa nin ka tirsanaa Urur-ka Daacish isaga oo hubeesan ayuu galay goob Ganacsi ay leeyihiin yuhuuda oo ku taala Magaalada Paris halkaasna waxaa u ku qaarijiyay afar Ruux oo ka soo jeeda Qowmiyada yahuuda islamarkaana dad ayuu maxbuus ahan uheestay,NIn Ka mid ah shaqaalaha Dukaanka oo meel ku dhuumanaayey ayaa aabahii tell farina u diray una sheegay in dukaankii la qabsaday oo laga yaabo in la I dilo.ninkas ayaana fashilyey in la ogaado.

HALKAAN KA DAAWO

Qadar yar oo saacado ah waxaa Dukaan weynaha soo hareereyay Ciidanka Police-ka iskuna diyaariyay in ay toogtaan madama uu hubeesanyahay is rasaaseen kadib waxaa iridka hore ee Dukanka ku geeriyooday Amedy Coulibaly kadib markii ay haleeshay rasaastii lagu ridayay

Sidookale waxaa halkaas ku dhaawacmay qaar kamid ah Ciidamadii Police-ka ahaa ee loo soo diray in ee soo afjaraan weerarkaan lakin weli waxaa lagu raadjoogaa Hayat Boumeddine oo la socotay markii uu weerarka dhacayay saygeeda oo lagu dilay isla goobtaasi