Daawo Sawiro…Xisbiga Waddani laantiisa Koonfur Bari ee London oo kulan isugu yimid kuna doortay hogaan cusub…

 

WAXA KADHACAY SHIR AYEY ISKU YIMAADEEN LAANTA SOUTH EAST MANTA OO TARIIKHDU AHAYD 10/1/2015
AYE KU DOORTEEN GUDI CUSUB OO KALA AH.

KULANKA OO BALAADHNAA WAXA LAGA WADA HADLAY SIDII LOO DER-DER GELIN LAHAA HAWLAHA XISBIGA,MADAXDII KA HADASHAY AYAA AAD UGU MAHADCELIYEY DHAMAAN MADAXDA IYO SHAQADA AY XISBIGA U HAYAAN. WAXA KALE OO AY KA WADA HADLEEN HAWLAHII UGU DANBEEYEY EE KA DHACAY SOMALILAND. WAXAYNA GO’AANSADEEN IN HALAHA LA DER-DER GALIYO LOONA DIYAARGAROOBO DOORASHADA SOMALILAND KA DHICI DOONTA.

WAXA UUNA KUSOO DHAMAADAY GUUL.

FullSizeRender-28

 

1. Cali Warsame Xayd,  Gudoomiyaha Laanta South East London

FullSizeRender-21

2. Siciid Cawil. G/xigeenka koowaad ahna ku simaha gudoomiyaha

3. Nasir Ahmed Caqli. Gudoomiyaha  Dhalinyarada

4. Cabdalle Ali Suudi  G/kuxigeenka Dhalinyarada

5. Mohamud Ahmed Mohamed G/kuxigeenka Labaad ee Dhalinyarada

6. Huda Siciid Khayre  Gudoomiyaha garabka Haweeenka

7. Khadra Cabdillahi xirsi. G/kuxigeenka garabka Haweeenka

8. Canab. Xaaji Jamac.  G/Kuxigeenka Labaad

9. Amina Xidig   Khasnajiga LAANTA South East London

10. Mohamed Ahmed Qawdhan (Yoolac) Gudoomiyaha Abaabulka Laanta

11. Kaltun Ahmed   Wakiilka Croydon

12..Ibrahim Jalaaf  Gudoomiyaha Dhaqaalaha

13. Siciid Adan Dheeg  Xisaabiyaha Guud ee Laanta

14. Mohamed Dheeg Guuled Xoghaya Laanta

FullSizeRender-23

Waa Gudida cusub ee Laantu Manta dooratay oo tariikhdu tahay

  10/1/2015. Saturday   Guul baan u rajaynayaa.

   Xoghayaha Laanta South East 
         Mohamed Dheeg Guuled