FAALO…XAQDARADA QAYBSIGA WASAARADAHA SOOMAALIYA IYO CAWAAQIL XUMO KA SOO MUUQATA…

Daawo Muqaal Xasaasiya…Siyaasi Habiil Cabdi Haybe oo soo bandhigay siro badan iyo cadaalad darada ka jirta Somaliland…

Waxaa Liiska  wasaaradaha loo qaybsaday si xaqdarro  ah 1-wasiirka gudaha- hawiye. 2-wasiirka maaliyada-daarood. 3-wasiirka-caafimaadka-daarood.4-wasiirka warfaafinta – hawiye 5-wasiirka waxbarashada-daarood. 6-wasiirka ganacsiga iyo warshadaha – hawiye.7-wasiirka macdanta iyo khayraadka-daarood.8-wasiirka qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah-daarood.

Halkan  waxaa ka maqan  oo kaliya  arimaha dibada iyo gaashaan dhiga labadaasna labadaasna qawmiyadaha ugu badan somali iyagoo  ah ayaa larabaa  in lagu sasabo quudhsigu qiil  maleeyahay? Hadaba waxaa muhiima oon  usheegaynaa caalamka inaan   somaliya dawlanimadeeda lagu aamini  karin  dadkakan  sidan  wax u qaybiyey  cadaaladna aanay  ahayn in 2 reerood   oo somali aan ka ahayn 15% tiradooda marka laysku  daro ay dalka sidan ugu ciyaaraan  oo beesha  caalamkuna ay qabyaaladaas qaawan  taageero siiso  yeelina  mayno  xukuumadna noo   ma aha, kuwa  raqiiska  ah ee boosaska liita  ku qanacsana cidna
 mamatashaan intaad   daciifnimada ogoshihiin. Waxaan ugu baaqayaa dhamaan  umada   dulman  ee somaliyeed inay diidaan  waxan   aan noo cuntamin  ee maalin walba lagu baabiinayo umada.                                                                               

 Gudoomiyaha xisbiga shacabka geeska afrika           

philosopher:

Haabiil  Cabdi  Haybe.