Halkan ka Aqriso Magacyada iyo Qabiilada Wasiiru-Dowlayaasha iyo Wasiir-kuxigeenada Xukuumada Cusub

imageHalkan ka Aqriso Magacyada iyo Qabiilada Wasiiru-Dowlayaasha iyo Wasiir-kuxigeenada Xukuumada Cusub

Beesha Hawiye

1. Xasan Maxamed Jimcaale Wasaaradda Arimaha Dastuurka, Hawiye/Max’uud Hiraab/Duduble
2. Cabdullahi Maxamed Nuur Wasaaradda Maaliyadda, Hawiye/Mudulood/Agoonyar
Beesha Digil iyo Mirifle

1. Maxamed Adan “Fargeti” Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiiragelinta Maalgashiga, Mirifle, Boqol Hore.
2. Khalid Cali Cumar Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Digilmirifle/Bagadi
Beesha Daarood

1. Cabdullahi Yusuf Alankey Wasaaradda Amniga Gudaha, Daarood, Mareexaan,
2. Maxamuud Hayir Ibrahim Madaxtooyada, Daarood, Majeerteen.
Beesha Dir
1. Maxamed Cali Xagaa Wasaaradda Gaashaandhigga, Dir/ Ciise.
Beesha Shanaad

1. Burci Maxamed Xamza Wasiiru Dawlaha XRW Arrimaha Bay’adda, Beesha shanaad/Baraawaani.
2. Caadil Sheegow Sagaar Xiriirka Baarlamaanka, Beesha Shanaad, Garjante.
Wasiir-Kuxigeenada Beesha Hawiye
1. Mahad Maxamed Salad Wasaaradda Arrimaha Dibadda & Dhiirigalinta Maalgashiga, Hawiye, Habargidir, Ceyr.
2. Xirsi Adan Rooble Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Hawiye/Habargidir/Saruur
3. Maxamed Axmed Abtidoon Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka, Hawiye, Gabargidir, Saleeban,
4. Dr. Cusman Maxamud Dufle Wasaaradda Caafimaadka, Hawiye, Udeejeen.
5. Cabdiraxman Kulmiye Xirsi Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta, Hawiye, Shiiqaal.
Beesha Digil iyo Mirifle
1. Ibrahim Yarow Isaq Wasaaradda Amniga Gudaha, Dgil iyo Mirifle/Garwaale.
2. Xaji Cali Sh. Maxamed Nur Wasaaradda Arimaha Dastuurka, Digil, Shanta Caleemood, Irdho.
3. Cusman Libaax Ibrahim Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska, Digil iyo Mirifle/Gawaweyn
4. Mumina Sh. Cumar Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Digil, Galadi.
5. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha, Mirifle, Hariin.
Beesha Daarood

1. Cabdullahi Bile Nur Wasaaradda Caddaaladda, Daarood, Dishiishle.
2. Saacid Xaji Maxamuud Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, Darood, Majeerteen.
3. Cabdishakur Cali Mire Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta, Darood, Mareexaan,
4. Sacdiya Careys Ciise Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha, Daarood, Awrtable.
5. Cabdirashid Maxamed Xiddig Wasaaradda Beeraha, Daarood, Ogaadeen.
Beesha Dir
1. Jamaal Xasan Ismaacil Wasaaradda Sportiga iyo Dhalinyarada, Dir/Isaaq/Arab.
2. Saciid Jamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda, Dir, ISaaq, Cidagle.
3. Cabdixakiim Cige Guuleed, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Dir, Gadabuursi.
4. Cabdalla Xuseen Cali Wasaaradda Gaashaandhigga, Dir Biyamaal.
5. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada, Dir/Ciise
Beesha Shanaad
1. Fahma Axmed Nur Wasaaradda Maaliyadda, Beesha Shanaad, Reer Xamar.
2. Yusuf Xayle Jimcaale Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Beesha shanaad/Tumaal
3. Sharif Maxamed Xasan Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga, Beesha Shanaad, Banaadiri.
4. Cabdullahi Colaad Rooble Wasaaradda Warfaafinta, Hiddaha & Dalxiiska, Beesha shanaad/Jareerweyne/Reer-shabeele.
5. Maxamed Cumar Geedi Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, shanaad/Cowrmale