Daawo Dareenka Shacabka Dood kulul Walaaca Xisbiyada Mucaaradka ee Qabsoomida Doorashada somaliland.

Barnaamijka Dareenka shacabka iyo Siyaasiga ee Hctv oo lagu lafa gurey Walaaca ay xisbiyada mucaaradka ee Somaliland ay ka qabaan Suuragal nimada doorashooyinka lagu wado ineey ka dhacaan somaliland bisha Juun ee sanadkan.

Barnaamijka oo dhamaystiran oo ay ka qayb qaateen 3-da Xisbi ee somaliland hoos ka daawo.
http://youtu.be/jaRq81Mkd7Y