DAAWO: Fadeexad ka dhacday Isbitaal ku yaala Ingiriiska

DAAWO: Fadeexad ka dhacday Isbitaal ku yaala Ingiriiska.
Maxkamad ku taala dalka Ingiriiska ayaa min sadax sano oo xadhig ah ku riday Kalkaaliyaal si xun ula macaamilay Haweeney da’ ah oo lagu baxnaaninayay Isbitaal ay leedahay Dowlada dalkaasi.

MuuqaalKan oo lagu shaaciyey Internet-ka ayaa muujiyay Dhaqan xumada Kalkaaliyaashaasi.
http://youtu.be/3QSc-wUa6zs