Daawo Muqaal iyo Sawiro….Indheer-garadka Somaliland oo u midoobay bad-baadinta qaranka Somaliland.”

Kulan xalayto ka dhacay Galbeedka magaaladda London oo ay  isugu yimadeen qaar ka mid ah dadka aadka looga qadariyo dalkan Ingiriiska iyo Somalilandba Waxaana ay ka koobnaayeen ,Siyaasiyiin,Mujaahidiin,Aqoonyahano iyo qaar ka mid ah Bulshada Somaliland ee ku nool dalkan Ingiriiska, ayaa sida hadalkooda ay ku sheegeen ka dhiidhiyey dhibaatadda iyo maamul xumadda xukumadda madaxweyne Siilaanyo ku hayso shacabka reer Somaliland waa sida ay hadalka u dhegeene, waxayna baaq dhinacyo badan taabanaya kasoo saareen kulankooda.

Salaanmedia/London

IMG_0473

IMG_0488

IMG_0493

IMG_0507

IMG_0522

IMG_0528

IMG_0529

IMG_0530

IMG_0531

IMG_0532

unnamed (1)

unnamed