DAAWO Muqaal : Khasaaraha Uu Gaystay Dabkii Qabsaday Suuqa Gobanimo Ee Magaladda Hargeysa.

(SM-Hargeysa) – Suuqa waynaha Gobanimo gaar ahaana Qaybta loyaqaano Xisbiga ayaa saaka waxaa qabsaday dab xoogbadan kaasi oo khasaare sogaadhsiiyay ganacsatadda Suqaasi iyo waliba dad danyara,