DAAWO Muqaal..Madaxweyne Silaanyo Oo Qaabilay Safiirka Talyaaniga U Fadhiya Labada Dal Ee Somalilad Iyo Somaliya.

Hargaysa (SM) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dawladda Talyaaniga u jooga Somaliya iyo Somaliland oo fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi. –