Daawo MUQAAL,Suldaanka Guud ee Beelaha Soomaaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ” Dekeddu Waa Dakadeeni Raggi Ku Dhintaynaaa Waa ….”

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C/Qaadir oo maanta warbaahinta kula hadlay Gurigiisa Magaalada Hargaysa ayaa waxaa uu ka hadlay Xaaladda Dekedda Berbera Gaar ahaan shirkada ku tartamaayaa ee lagu wareejinayo .
http://youtu.be/9LKuG8Bmj3M