DAAWO ..Fanaankii ceebta sameeyey ee Shooli Waa In Sharci Islaam la mariyaa sidaa waxaa yidhi Sheekh Umal

Khamiis.12.2.15(SM)Kadib Markii Sii Kordheen Suugaanta Soomaaliga oo Loo Duubo Qaab Anshax Xumo ah oo Dhaawaceysa Diinta Iyo Dhaqanka Soomaaliyeed Ayaa Waxaa Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Culimada Soomaaliyeed.
Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo Ka Mid ahaa Culimadii Ka Hadashay Dambiga Fanaanka uu Fafiyo Iyo Muuqaal Dhawaan uu Soo Saaray Fanaaka Cumar Shooli Ayuu Ku Tilmaamay Xad Gudub Dhaawaca Diinta oo ay Wadaan Fanaaniinta Soomaaliyeed.
http://youtu.be/r8vgnQuDYXM