Dhagayso…Abukar Cawaale oo ah Ninka Sida Weyn Ugu Ololeeyn Jiray Joojinta Qaadka Dalka Ingiriiska oo si xun Madaarka Hargaysa su’aalo lagu weydiiyey,kana waramaaya isagoo murugaysan sida wax u dhaceen.

Feb 12, 2015 Hargeysa (SM) – Ninka Sida Weyn Ugu Ololeeyn Jiray Joojinta Qaadka Dalka Ingiriiska Abukar Cawaale Qaad-diid Ayaa Ka Waramaya Tacadi ay Xukuumada Siilaanyo Kula Kacday Markii uu Madaarka Hargeisa Kasoo Dagay isaga oo Ilmaynayana Kasheekeeyay Wixii hargeisa Kaqabsay iyo Wuxuu Uyimi

download


Salaanmedia/ Hargeysa