Hablo kasoo jeeda Ceerigaabo oo lacag ugu deeqay wadada C/gaabo iyo Burco isku xidhi doonta.

Daawo Muqaal..Madaxweyne Siilaanyo oo soo gaadhay caawa Magaaladda Burco xadhigana ka jaray qayb Ka mid ah dhismaha wadadii Ceerigaabo.
http://youtu.be/DG5ymGWRibI

Qaar kamida hablaha beesha Muuse Ismaaciil (gadh weyn) ee ku sugan UK

Ayaa deeq lacageed u fidiyay dhismaha wadada C/gaabo iyo Burco, shirkan oo kadhacay galbeedka magaalada London
Ayay ku faah faahiyeen sida ay diyaar ugu yihiin ka qayb qaada shada dib udhiska dalka iyagoon u eegayn xisbi
Iyo cid gaara toona.
Lacagtan oo dhamayd $23500 ayaa waxaa ku deeqay 49 hablood oo kamida
Hablaha Muuse Ismaaciil (gadhweyn) ee ku nool UK, waxaa halkaas ka hadashay ugu horayn Marwo Koos Cali madoobe oo sheegtay in iyagoo kaduulya baaqii Dawalada Somali Land ee ku saabsanaa kaqayb qaadashada Wadadaas ay lacagtaas soo ururiyeen waxayna ugu baaqday dhamaan dadka kasoo jeeda beeshaas oo kor udhaafaya 500 inay kaqayb qaataan dhismaha wadadaas
Waxay kaloo sheegtay in hablaha lacagtan soo uru riyay ay boqolkiiba sagaashan( 90%) ay yihiin Xisbiga Wadani taasina waxay ku tusaysaa ayay tidhi inan loo kala hadhayn dib udhiska dalka, waxaa iyana halkaas ka hadlay Saynab Cali Warsame oo umahad celisay
Hablihii ka qayb qaatay hawshaas
Sidoo kale waxaa iyana hadalo guubaabo ah halkaas ka jeedisay
Sudciyo Maxamed Caruuse una mahadcelisay dhamaan hablihii deeqdaas fidiyay.

 

Names of Donnors for Erigavo Road
 Shamis Mohamud Adan
Amina Abdullahi Turqe
Khadija Ahmed Hassan
Hodan Abdi Jamac
Jawaahir Hassan Afcade
Saynab Mohamud Adan
Kaltun Mohamed Hassan
Fardous Ahmed Shire (Gaxooshe)
Jawaahir Hassan Ali Muse
Aniza Mohamud Mohamed
Caasha Ruun xasan Ali Muse
Leyla Abdilaahi Ali
Khadiija Cabdale Guuleed
Xaawa Xasan Afcade
Basra Mohamud
Sahra Cisman Jama
Hodan Xaaji Ali
Amal Yasin Sheikh Dalmar
Amina Sheik Dalmar
Fadumo Mohamed Caruuse
Khadija Salax Osman 
Haweeya Salax Osman 
Maryam Salax Osman 
Khadra Ali Dualeh
Kaltun Abdi Jamac Ali
Xaawo Jamac Ali
Fadumo Abdi Muuse
Shamis Faarax Dhagameed
Anab Dualeh Mohamed(Guray)
Sidciyo Mohamed Caruuse
Koos Cali Yusuf
Amina Cali Yusuf
Faadumo Cigaal Bilaal
Amina Ahmed Yusuf Sugule
Sahra Yusuf Dirir
Amina Mohamud Ali (Barigeeye)
Xaawa Mohamud Abdi
Layla Xaaji Mirreh
Maryam Xaaji Mirreh
Amina Xaaji Mirreh
Fawsiyo Mohammed D Dhuux
Muna Ahmed Yusuf Sugule
Saynab Amed Ali (Bulumbul) 
Layla Macalim Mohamud
Nura Ismail Xaaji Nuur
Rahmo Abdi Muse
Amina Mohamed Abdi Dheere
Saynab Ali Warsame 
Amran Bare Mohamud Sees

Total Amount of $23500.00

 

Anagoo ah habliii u dhashay magaalada 

 

Â