Hadii reerka uu kasoo jeedo Buur-badow codsaato in labasanadod lo kordhiyo axmed silanyo halo kordhiyo baan qaba, hadise gurubka dawladnimada haya ee reer Kulmiye donayaan laba sanadod diidnay, mana ogolin in malain lagu daro

MAQAAL
Hadii  habar jeeclo codsaato in labasanadod lo kordhiyo axmed silanyo  halo kordhiyo baan qaba,  hadise   gurubka dawladnimada haya ee reer kulmiye  donayaan laba sanadod  diidnay,  mana ogolin in malain lagu daro 
 
waxaan salamay dhaman somalilandarka 
sigara waxaan salaan udirayaa  saxafada madaxa banan 
 
waxaan maal   mahanba  ka arkayay  hadalo badaan oo iswaydaranaya   baraha dadku ku kulmaan   iyo dhamaan   warbahintaba  somaliland   kaso  ahada hadaal kaso yedhaay boqor bur madaw 
 
hadaba waxaan donaya inan  waxogaa ka tabto  aragtidayda  hadalkaas iyo gudahaan manta dalku halku marayoo 
 
hadalki boqor sicmaan   wuxuu isugu jiraay  dawakh iyo  kala firdhin  mucaridka waxba umu taraay hadalkisu  dawladana waxba muyelaayn,   habarjeclona   waxba mu yelayn  qofkasto masulana  waxaa ku haboon luqaadu ku hadlayaa  inaay misaan iyo  xigmaad ku fadhidoo  si dadku   u jeclaystaan  hadalkasi meshu  kusocdo
 
 
boqor  sicmaan  laba sadex jeer wuxuu duraay  reer awdaal  tabashadodi  iyo  qabkii aay uso gudbiyeen  cabashadodii   waxaa  hadaladisii  ku jirtaay suldanka  baxaay  halaso qabto  anigaba  dahir riyale ixidhayee   isagana hala so xidho  waxa kalo ku   jirtaay  reer awdaal waxba kama  maqna   wanay  kibrayaan   hadalo badan oo nocasa ayu midhiyaha  umariyay 
 
waxaa aan markastaa   ku arkaa  warbahiinta   boqor sicmaan oo dhinaac cararayaa dawlada somaliland oo ka dhigayaa qabiil  kuna difacaya qabiil   waxaan kalo arkaa isagoo wasiir ku difacaya qabiil    wasiir kalo dawlada ka tirsana   magayaa    
 
waxaan odhaan lahaa  boqor  sicmaan  hadalkagu   maleeh  meel lo racoo  mucariid  matihiid  muxafidna matihiid   af  dhaqana kuma hadashiid  af siyasina kuma hadashiid    waxaa qudha oo aad taqanaay afka dilalnimada  tinaa  waad kajara bodaay  oo melo anaay ku habonaan ayaad ka don dontay   markaas waxaan  kusoo jediin lahaa   diib isugu noqo oo ka feker  qaladad kaad samaysay  inanad  mardanbee samaynin  wayo hadad taa garatoo waxaad si jiri karta waxoga danbe adiga iyo cumamadaduba  hadi se aad ka tanasuli waydo  khaladadka   meel fog ayay kula gadhi
 
waxaan  kaloo  so jediin laha   hadii  aay beesha habar jeclo socodsato   in lo kordhiyo  axmed silanyo oo sida boqor cisman  ka dhawajiyay  ay jirto  talo lagu gadhaay  in laba sano lo kordhiyo axmed silanyo   waxaan  odhaan laha bila hadaal halogu kordhiyo
 
 
waxaase  aan aad ula yabanahay   qoladaan kulmiye, e   umada uso bobka tagay  markaay arkeen in shacabki somaliland ka   dhaqaqay  inaay  qabilo  dabada galiyaan oo aay so fadhaan qabyalad iyo waax anay dadkani u bahnayn maha ,    kamana yelayno  inaay qabyalad   ku kordhistaan  hadaay  wax isla   hayaan  oo ay leyihiin  waxbanu qabanay  oo dalkaanu wax uqabanay  dee dorashoo haso galaan oo dadka ha uso bandhigaan wax qabadkodii   markasaa lagu doran donaaye   lakin  waxbanu qabanay ee dasturka jabiya  oo qabyalad  nogu kordhiyaa  tasii wax suro gala maha 
 
caalamka  xisbigaa waxqabad iyo horumar sameyaa  shacabku waay dortaan  wanay jecelyihin xisbigasina   waxuu ku   kalsonadaa shacabka,  waxanu sameyaa dorasho xor aah  sidaas, daraded   kulmiyee  waxaa   laga donaya inaay  ku dhiradaan  dorashoo oo aay ku kalsonadaan  shacabka  ay waxqabadka iyo horumarka  u sameyen  ileen way doranayan marlabade 
 
 
waxaan ka digayaa  saladinta  la hadalhayo   inaay maal mahaa sosocdaa  ku shiraan   magalada hargaysa kuwasoo  ugu gogol   xadhayaa inaay gurtida   uso jediyaan  mudo kordhiin  ariintasii  wa ariin aad   u qalafsaan  dibna inugu celinaysa   meel aynuu   mudoo dheer kasoo   guduubnaay,    walasoo dhafaay   malmihii saladinta   lagala tashanlahaa  arimahaa siyasada       waxaaynu samaysanay   distor    aftibaynu    uqaadnay   waxaynu  kaloo   qadanay nidaam dimuquradiya  calamkaa,  aya   inagu tageera   wa ariinka qudhaa  ee aynu   ibino    malayiin dolaarba lagu   bixiyaa  dorashoyinkena    laba sadex dorashoo  danbe hadaynu   qabana  waxaa cagliga  saxii shegaa  in calamku  oda  kaqadi dono somaliland  oo la arki dono inago kamida calamka   sidaas daraded  waax kasta  oo    dorashada  carqaladaynayaa   wa inaynu  ka fogana   si aynu himiladena   uga midho dhalino  ,  waxaaynu  khati balahi  kataagnayn  gurtii kusheega oo somalilaand  cagaha hayaa  mantanaa ma saladiin  cusuub oo dorashada iyo dibu  dhigis ka hadlaayaa   inagu soo kordhaay   adbaan  uga  warwarsanahay  somaliland  iyo waxaa hastaa manta 
 
 
ugu danbayntii  waxaan uso jedinaya  madaxwaynaha  inanu waax badaan ka qadaan qolada qaranka lugoyaada ku ah  waxanan kuleyahay madaxwayne  manta waxaad tahay nin wayn oo qarankan magac ku leeh,   waxaad kalo   taqanaa  afaf badan oo lagula   hadlo   shacabka   ku dhiroo dorashada oo  hadad hesho iyo  hadi laga   heloba  qarankan waxaa qudhee dan   u ah dorasho  qabsonta oo nabad geelyo  ku dhacdaa oo calamku   inala arkaan  tasaa adiga iyo qarankaba sharaf u aah  
 
garaad abdiqani mahamed abdilaahi

garaadka222@hotmail.com