Ogaysiis Ku Socda Dhamaan Teegeerayaasha Xisbiga Waddani UK

Waddani logoOgaysiis Ku Socda Dhamaan Teegeerayaasha Xisbiga Waddani UK

Waxa lagu Wargalinayaa dhamaan Taageeraaysha Xisbiga Waddani,in ay ka soo qayb galaan,Xafladda Daahfurka Xafiiska Laanta East London ee Xisbiga Waddani,Maalinimada Jimcaha ee ku Beegan 13/02/2015.

Waxana ay Xafladani ka qabsoomaysaa Xaafadda Bethnal Green, Marka ay Saacadda UK tahay,18:00 Fiidnimo ilaa 23:00 Cawayni.
Goobtuna waa.

37 GRANBY HALL.
ST MATTHEW’S ROAD.
E2 6DT.
Gadiidka ku keenaya waa Central Line, Bethal Green Tube Stion, dhinaca Basaska,8,D3, 388