Ogeysiis…Idaacda TusanRadio iyo dooda sadexda Xisbi Qaran ee Soomaaliland..

tusan radio

IDAACDA TUSANRADIO OO BILOWDAY BARMAMIJ DOODE OO LOOGU MAGACDARAY(HARD TALK AMA HADALKII ADKAA) KA QAYIB QAADO DOODA SIDEXDA XISBI QARAN OO JIMCAHAN DOODU KU DHEX MARI DOONTO DORASHOOYINKA KU SOO FOD LEH SOMALILAND TOOS UGALA SOCO tusanradio.com ama 1503 AM radio ama mobilka aado kala socon kara Tunein betar bangla 6pm ila 7pm fidnimo habeen kasta oo jimca ah.

waxa aay idaacda tusanradio idinku bisharnayisa in aay soo kordhisay barmaamijyo cusub oo lagu falanqayin doono waxyala calamka ka dhaca khastan wararka somalida iyo somaliland dorashooyinka inagu soo food leh waxa aad si toos ah uga dhagayisan kartan malin kasta oo jimce ah mowjada dhaxe ee dharerkeedu yahay 1503 AM iyo waliba barta internert ka www.tusanradio.com waxa inta ku dheer inad si toos ah noga dhayisan karto mobilka adoo soo dajisnaya mobilkaga Tunein betar bangla waa barta laga dhagayisto idacda bbc iyo VOA waxa aan toos ugu xidhnahay Hadhwanaagnew oo warka inta badan naga cawisa.

waxa kale oo bulshada somaliyeed ugu bushraynayiina in aan ku xayisin doono meherdada nocay doonto ha noqoto adoo nogu soo dirya wixii fariin ah tusanradio@gmail.com .

allah mahad leh