Ogeysiis…Waxaa la wargelinayaa dhamaan xubnaha iyo tagerashaasha Xreer Norway Oslo Waddani in la qaban doona shir sanadeedkii xisbiga:

 Waxaa la  wargelinayaa dhamaan xubnaha iyo tagerashaasha X. Waddani in la qaban doona shir sanadeedkii  xisbiga:

Waddani logo
Waxaa laga codsanayaa cidii ka soo qayb gali kartaa inay ka soo qayb gasho. Agendaha shirka dib ayaan ka soo sheegi donaa, insha allah. U sii dir mailkan ciddii danaynaysa kulankan.
Tariikhda: 28.02.2015
Malinta:   Sabtida
Saacada : Kl 16-20
Goobta:  Anker Hotell- Storgata 55 Oslo.
 
​Ilahaybaa Mahadaa Le 

Xisbigaa Waddani Lantaa Norway