SHORTCUT KEYS, KAMAARAN MOUSE KA (Session One) (KALED ABDIKADER SAHAL)

SHORTCUT KEYS, KAMAARAN MOUSE KA (Session One) (KALED ABDIKADER SAHAL)

 maqaal

Badankeenu Computer ayaan ku shaqayna, waxa muhiim ah in waxan aad ku shaqaynayso ama aad isticmaalayso waa in aad wax ka taqaana,halkan waxaan ka faa’idayna sida loo isticmaalo Short Cut Key (waa keys la isku qabanayo adiga oon u baahnayn Mouse-ka), Aad ayay u badanyihin dhawr qaybood ayaan u qabin doona marba wax kooban ayaynu ka baran doona, manta waxa ugu horaysa Control Key taas oo ku taala laba meelood oo keyboard ka ku yaala halka ugu hoosaysa ee Xarfaha wax lagu qoro bidix iyo midigba(Text Part). Waxa badana loo soo gaabsada sidan CTRL.

 

Key Function
CTRL+A Select All(Dhamaan Highlight Garee)
CTRL+B+Select Bold(Kalmada Highlight Garee, far buur buuran ayau ka dhigaysa)
CTRL+C Copy (nuqul)
CTRL+F Find(Raadi waxaad u baahantahay)
CTRL+N Open New Text Window(Page cusub oo Word ah soo fur)
CTRL+O Open File(File kuu save Garaysna soo fur)
CTRL+P Print(Qoraalkaagan Print Garee)
CTRL+R Replace(Badal)
CTRL+S Save File(Kaydi waxa aad qortay)
CTRL+U+Select Underline(kalmada  Highlight Garee kadib liid ayay hoos marinaysa)
CTRL+V Paste(Qoraal aad soo Copy garaysa dhig halkan)
CTRL+X Cut(Markad Copy Garayso Masax)
CTRL+Z Undo(Shaqadi aad samaysay ka noqo)
CTRL+Y Redo(Shaqadi aad ka noqotay kusoo noqo)
CTRL+Del Delete
 
  • CTRL while dragging an item (Copy the selected item)= Adiga oo CTRL haya kalmada Highlight garee kadiib jiid kalmada oo halka aad doonaysid dhig way ku Copy Garaysmaysa.
  • CTRL+RIGHT ARROW (Move the insertion point to the beginning of the next word)=  Kalmada ku xigta kalmada aad dul taagantahay Horteeda.
  • CTRL+LEFT ARROW (Move the insertion point to the beginning of the previous word)= Kalmada aad dul taagantahay kalmada ka horaysa horteeda.
  • CTRL+DOWN ARROW (Move the insertion point to the beginning of the next paragraph)=  Liidka aad joogtid liidka ku xiga Kalmada ugu horaysa.
  • CTRL+UP ARROW (Move the insertion point to the beginning of the previous paragraph)= Liidka aad joogtid liidka ka sareeya kalmada ugu horaysa.
  • CTRL+ESC (Display the Start menu)= Start menu-ga itus.       
  • CTRL+HOME (Move to the first character)= Halka ugu horaysa ee ugu saraysa waxaad isticmaalayso.
  • CTRL+END (Move to the last character)= Halka ugu dambaysa ee ugu hoosaysa waxaad isticmaalayso.
  • CTRL+W (Close window/tab)= page kaa kuu furan xidh.
  • CTRL+F10 (Maximize the active console window)= Yare page ka aad isticmaalaysa ama gaabi

 

 

KALED ABDIKADER SAHAL

TELESOM STAFF

 

NEW GENERATION UNIVERSITY COLLEGE

COMPUTER SCIENCE DEPARTMENT

 

Kaledsahal14@gmail.com

HARGEISA-SOMALILANDÂ