War Deg Deg Ah: Wariye Barkhad Maxamuud Geedi Ayaa Saaka Xabsiga Loo Taxaabay Febru

imageCeerigaabo(SM) Wariye Barkhad Maxamuud Geedi Ayaa Saakadii Hore Waxa Looga Yeedhay Xarunta CIDa Iyada OO Daqiiqado Kadibna Saldhiga Dhexe Ee Magaalada Ceerigaabo Lagu Xidhay.
Wariyahan Oo Kalsan Tv Ceerigaabo Uga Soo Warami Jiray Sidoo Kalena Waxa Uu ka Hawlgeli Jiray Shabakada SanaagMedia Ayaa Waxa Xadhigiisan Loo Aanaynayaa War Uu Hada Ka Hor Ka Diray Haayad Caafimaad Oo Ka Hawlgasha Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Ceerigaabo Oo magaceeda La Yidhaahdo Shifaad Isaga Wariyahani Warbixintsan Ku Ka Diyaariayay Dad Xligaasi Cabatin Ka Muujinayay Maamulka Haayada shifaad Oo Ah Haayad Ka Hawlgasha Cusbitaalkaasi
 

Salaanmedia/Ceerigaabo