Ururka Samafalka ee Hablaha Gaaroodi ee Uk oo Kulan Casho Sharafa Ku Soo Dhaweyey Gudoomiyaha Iyo Ku Xigeenkisa + SAWIRRO

unnamedUrurka Samafalka ee Hablha Garoodi ku qabtay Galbeedka london kulan casho sharaf ah oo lagu soo dhawaynaaayo gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka cusub ee Hablaha Gaaroodi kulanka oo isagu jiray sagootin gudidii hore iyo soo dhawqayn Gudoomiyaha Cusub Marwo SahraCumar Cabdi iyo gudoomiye ku xigeenka cusub Marwo layla Suldaan Cabdiqaadi klankan aya waxa lagu furay ayadaha quraanka kariimaka waxa hadal kooban ka jediyiey gudigii hore oo ka war bixiiye mudadii ayu xilka hayeeen waxyalahii u qabsoomay iyo kalintii mugta lahayd ee ay ka qateen hawlahii samafalka ee loo igmaday waxa iyana ka hadashay guoomaha cusub iyo ku xigeenkiisa ayaa uga mahad celiyey gudidii hore soo dhawaynta heerka sare ee qaaliga ah ee ku soo dhaweyeen waxayna balan qaadeen in ay halkaas ka sii wadaynaa hawlaha samafalka ee loo igmaday waxayna ilahay ka baryayaan inmeel sare gadhsiindoon ilaahayna u fudaydiyo xilka cusub.1

Dhamaan xubnihii URURKA HABLAHA GAROODI ee goobta joogay ayaa u mahadnaqay una sheegay in ay ku faanayaan gudidii hore ee hawha soo waday duco iyo mahadnaq badan ayaa laysku waydaarsaday goobata gabagabadii kulankan oo ahaa mid aad u heer saryey ayaa waxa laysku racay in la sii laba jibaaro Ururkan Habalah garoodi si loo gaadho himilo buxda oo lagu wada daydo.2 3
garood2
unnamed (4)
unnamed (3)
unnamed (2)
unnamed (1)
garoodi1

 
 
Â